Wararkii u dambeeyey Dabley hubeysan oo dil qorsheysan ka geystay Baladweyne

Askari ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka lagu dilay bartamaha magaalada Balad-weyne ee gobolkla Hiiraan. Dilka askariga ayaa yimid ka dib markii ay rasaas ku fureen kooxo bastoolaho ku hubeysan oo weerar ku soo qaaday Askariga oo Magaciisa lagu soo koobay Indha-xaraar ayaa dad goob-joogayaal ah waxay sheegeen in xilliga la dilayay uu … Continue reading Wararkii u dambeeyey Dabley hubeysan oo dil qorsheysan ka geystay Baladweyne